Wednesday 15 August, 2018

DAAWO-Somaliland oo Shaacisay Inay Wadahadal Kujirto Puntland iyo Afar Qodob oo Miiska Saaran.

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliland Dr Sacad Cali Shire oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa ayaa shaaca ka qaaday inuu jiro wadahadal beesha caalamku dhexdhexaad ka tahay oo u dhexeeya Puntladn iyo Soomaaliland.

Wasiir Sacad ayaa sheegay in wadahadalkaasi ay salka kuhayaan afar qodob oo ay kamid yihiin xabad joojin, kawadahadalka maxaabiista iyo arrimo kale.   HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: