DEG DEG+VIDEO-Puntland oo Beenisay Inay Wadahadal Kula Jirto Somaliland Kuna Dhawaaqday Dagaal lagu Xoraynayo Sool.

Wasiiru dowlaha xiriirka golayaasha dowladda Puntland ahna Afhayeenka madaxtooyada Mudane Cabdullaahi maxamed Jaamac Quraan Jecel oo warbaahinta kula hadlay magaalada Boosaaso ayaa sheegay inuusan jirin wax wadahadal ah oo ay Puntland kula jirto Soomaaliland.

Waxa uu sheegay inaysan jirin meel ay Puntland wada xaajood kula gasho Soomaaliland kaliyana ay kula hadli karaan markii ciidanka Soomaaliland ay gaaraan xuduuda Lebida Gaatama islamarkaana ay dowladda Puntland xoraynayso gobolka Sool.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: