Thursday 16 August, 2018

DHEGAYSI XASAASI AH-Xaaladda Tukaraq oo Waji Kale Loo Raadinayo iyo Jabuuti iyo UN-Ka oo Ku Dhawaaqay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Jabuuti mudane  Ismaaciil Cumar Geelle ayaa kulan looga hadlaayay Ammaanka degaanka Tukaraq ee gobolka Sool, waxaa uu la qaatay wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya.

Micheal Keating ayaa waxaa uu ku sugan yahay dalka Jabuuti, waxaana sababaha uu u tagay qeyb ka ah sidii Madaxweynaha Jabuuti uu kaga qeyb qaadan lahaa xasilinta gobolka Sool, oo dagaal culus oo ku dhexmaray maamulada Somaliland iyo Puntland.

DHEGAYSO WARBIXINTA WADAHADALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: