Friday 22 June, 2018

DHEGAYSO-Dowladda Puntland oo Farriin u Dirtay Shacabka Reer Somaliland ee Ku Sugan Puntland.

Xildhibaan Cali Dhegacadde oo katirsan xildhibaanada barlamaanka dowladda Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay dhalinyarada, ganacsatada iyo shacabka ka soo jeeda Soomaaliland ee ku sugan deegaamada Puntland, isagoo sheegay inay yihiin muwaadiniin Soomaaliyeed oo dalkooda jooga.

HALKAAN KA DHEGAYSO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada