Thursday 16 August, 2018

Sawirro-Xaruntii Agoomaha Garoowe oo Caawa Dab Qabsaday iyo Tirada Khasaaraha.

Waxaaa cawa bacdal afur dab qabsaday qayb ka mida xerada agoonta ee magalada Garoowe, dabkan ayaan gaysan wax khasaaro nafeed ah sid uu noo xaqiijiyey gudoomiyaha xerada agoomaha Cismaan Guureeye.

Masuuliyiin ka socda dowladda hoose ee degmada Garoowe ayaa sheegay in daminta dabkaasi lagu guulaystay waxaana ay u mahadceliyeen qaar kamid ah shirkadaha biyaha sifeeya ee Garoowe oo ka qayb qaatay damintiisa.

Dabkaan ayaa waxa uu sababay inay gubtaan labo saf oo kamid ah guryihii waxbarashada iyo kuwii hurdada ee agoomaha magaalada Garoowe.

RIIX HALKAAN SI AAD SAWIRRO U DAAWATO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: