Friday 22 June, 2018

WAR DEG DEG AH-Taliska Ciidanka oo Garoowe Kaga Dhawaaqay In Ciidanku Qabteen 60 Kamid ah

Ciidanka ammaanka dowladda Puntland gaar ahaan kuwa gobolka Nugaal ayaa howlgallo ay labadii todobaad ee ugu dambeeyey ay kawadeen magaalada Garoowe waxa ay ku soo qaqabteen in ka badan 60 dhalinyaro ah oo ku howlanaa falal ammaanka ka baxsan.

Taliyaha ciidanka booliska gobolka Nugaal ayaa sheegay in dhalinyaradaan oo faraha kula jirey falal ammaanka ka baxsan ay hadda ku xiran yihiin xabsiga weyn ee magaalada Garoowe iyo saldhigga dhexe sharcigana la marsiin doono.

WARAYISGA LA SOCO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada