Thursday 16 August, 2018

XOG+COD-Magacyada iyo Gobolka Ay Ka Soo Jeedaan Wiilashii Reer Puntland ee Somaliland Afduubatay iyo Kuwa Kale oo La Qabsaday.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay laba wiil oo ka soo jeeda deegaamada Puntland oo lagu afduubtay agagaarka Caynaba iyo kuwa kale oo caawa xogtu sheegayso ciidanka Soomaaliland gaari kagala degeen duleedka Burco.

Shabakadda wararka Puntlandnews waxay idiin soo gudbinaysaa magacyada, gobolada iyo xogta labada wiil ee lagu afduubta Caynaba iyo wararkii ugu dambeeyey.    Halkaan ka dhegayso magacyada iyo xogta

Xigashada Magacyada-Puntladtimes

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: