Friday 22 June, 2018

DAAWO-Muuqaaladii Ugu Dambeeyey ee Furimaha Dagaalka iyo Gaadiid Buuxa oo Lageeyey.

Fariisimada ay ku sugan yihiin ciidanka difaaca dowladda Puntland ayaa maanta waxaa la gaarsiiyey xoolihii ugu badnaa ee kayimid shacabka kunool deegaanka Sin-ujiif ee gobolka Nugaal, waxaana loogu talagalay ciidanka dalka ee difaaca kujira.

DAAWO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada