Friday 22 June, 2018

DHEGAYSO-Dhawaqa Hubka Culus oo Maanta iyo Caawa Laga Maqlayey Tukaraq iyo Xaaladda Caawa.

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu caawa ka helay furimaha dagaalka Tukaraq ee ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland ayaa sheegaya in halkaasi laga dareemayo cabsi dagaal, isla markaana galabta iyo caawa maqribkii laga maqlayey hubka culus oo ay soo ridayaan ciidanka Soomaaliland.

Xogta ayaa sheegaysa in ciidanka Puntland aysan wax jawaab ah ka bixin hubkaasi dhankooda lagu soo ridey islamarkaana ciidanka lagu amray inaysan dagaal qaadin inta ka dhiman bisha Ramadaan haddii aan duulaan lagu soo qaadin.  HALKAAN KA DHEGAYSO WARBIXIN DHAMMAYSTIRAN.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada