Thursday 16 August, 2018

DHEGAYSO-Puntland oo War Ka Soo Saartay Muwaadiniinteeda Lagu Afduubtay Caynaba iyo Reer Waqooyiga Jooga Puntland.

Dowladda Puntland ayaa waxa ay war rasmi ah ka soo saartay tallaabooyinka foosha xun ee ay ku dhaqaaqday xukuumadda Soomaaliland oo ciidankeedu bilaabeen inay afduub u geystaan dadka shacabka ah ee ka soo jeeda deegaamada Puntland.

Waxaana xukuumaddu ay sidoo kale ka hadashay shacabka ka soo jeeda deegaamada waqooyiga Soomaaliya (Soomaaliland) ee ku sugan deegaamada Puntland iyo kuwa hadda wixii ka dambeeya doonaya inay u soo socdaalaan.   HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: