Friday 22 June, 2018

WAREEGTO-Dowladda Puntland oo Amar Ku Bixisay In Channelada STAD Laga Saaro Tvga Ku Hadla Afka Somaliland.

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland ayaa waxaa lagu amray in Channelada DSAT laga saaro Televisionka ku hadla afka maamulka Soomaaliland, waxaana nuqul kamid ah warqad ku soo baxday faafinta rasmiga ee wasiirka warfaafinta Puntland soo gaartey warqabadka warbaahinta Puntlandnews.net.

AKHRISO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada