Friday 22 June, 2018

XOG+CODAD-Maxaa Kajira in Gaari Qaraxyo Sida Garoowe Loo Soo Diray Maxayse Dowladdu Ka Haysaa?

Ciidanka ammaanka dowladda Puntland gaar ahaan kuwa gobolka Nugaal ayaa helay xog ku aadan gawaari la sheegay inay qaraxyo sidaan oo ku soo wajahanm magaalada Garoowe, waxaana taliska ciidanka bilaysku uu sheegay inay baaritaan iyo diyaar garaw xoogan ugu jiraan arrintaasi. DHEGAYSO XOGTA IYO TALIYAHA QAYBTA BOOLISKA 

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada