Friday 19 October, 2018

DAAWO-Ciidanka Soomaaliland oo Dad Shacab ah Ku Laayey Laascaanood iyo Rasaas Ka Dhacaysa.

Inta la xaqiijiyey laba ruux oo shacab ah iyo saddex katirsan ciidanka milatariga Soomaaliland ayaa dhaawacyo ka soo gaareen iska hor imaad saaka ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

HALKAAN RIIX SI AAD DAAWATO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: