Friday 22 June, 2018

DAAWO-Dagaalkii Maanta Laascaanood Kadhacay, Ciidanka Soomaaliland oo Shacab Laynaya iyo Haween Dhiig Ka Qubanayo.

Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta waxaa ka dhacay iska hor-imaad u dhexeeya ciidanka milatariga Soomaaliland iyo dadka shacabka ah waxaana muuqaalkan hoose ku arkaysaa qaabkii ciidanku ulaayeen shacabka iyo shacabka oo isdifaacaya.

DAAWO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada