Thursday 16 August, 2018

DAAWO-Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo Ka Hadlay Xaaladda Gobolka Sool Farriina U Diray Culimada.

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa waxa uu ka hadlay xaaladdaha gobolka Sool, dagaalka ay wadaan ciidanka difaaca dowaldda Puntland iyo qorshaha dowladda.

DAAWO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: