Thursday 16 August, 2018

DAAWO-Sawirradii Ugu Dambeeyey ee Laascaanood iyo Waddooyin Xiran.

Xaaladda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta aad u kacsan kadib iska hor imaad dhexmaray ciidanka Soomaaliland iyo dad shacab ah oo ay ku dhaawacmeen labo kamid ah haweenka ku ganacsada magaalada.

HALKAAN RIIX SI AAD UGA DAAWATO SAWIRRO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

One Response to "DAAWO-Sawirradii Ugu Dambeeyey ee Laascaanood iyo Waddooyin Xiran."

  1. Abdisalaan says:

    Waa wxa lagaa xumaado gumaad kaa shaacabka soomaliyeed

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: