Friday 22 June, 2018

DAAWO-Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca oo Booqday Furimihii Lagu Dagaalamay Dagaalna Ku Dhawaaqay Ciida Kadib.

Taliyaha guud ee ciidanka difaaca oo ay weheliyeen qaar kamid ah saraakiisha hogaaminaysa ciidamada ku sugan furimaha dagaalka ayaa waxa ay booqdeen qaar kamid ah fariisimada ciidamada ee dhowaan dagaaladu ka dheceen.   HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada