DHEGAYSI XASAASI AH-Puntland oo Ku Eedaysay Shirkadda DAHAB-SHIIL Inay Qayb Katahay Dagaalka Sool iyo XOG.

Gudoomiyaha guddiga Difaaca ee baarlamaanka Puntland Saadiq Abshir Garaad oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta baarlamaanka Puntland ee Garoowe ayaa ka hadlay dagaalada ka bilowday gobolka Sool, wuxuuna shirkadda DAHAB SHIIL ku eedeeyey inay qayb katahay dagaalka gobolka Sool.

HALKAAN RIIX OO KA DHEGAYSO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: