Thursday 16 August, 2018

DHEGAYSO-Dhawaqa Hubka Culus oo Laga Maqlayo Tukaraq iyo Wararkii Ugu Dambeeyey ee Ciidamo Isku Guurey.

Dhawaqa hubka culus ayaa laga maqlayaa deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ciidanka Puntland iyo Soomaaliland isku horfadhiyaan xilli laga cabsi qabo dagaal halkaasi ka qarxa.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: