Friday 22 June, 2018

DHEGAYSO-Dowladda Puntland oo Dagaal Toos ah Ku Dhawaaqday,”Kaliya Xabad Ayaan Heshiis Kunahay Somaliland”.

Gudiga difaaca dowladda Puntland oo goor dhoweyd warbaahinta la hadlay ayaa si rasmi abh ugu dhawaaqay dagaal kadhan ah Soomaaliland iyagoona sheegay inaysna Soomaaliland wax wadahadal ah lageli doonin kaliya heshiiskooduna uu yahay xabad iyo dagaal. HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA GUDIGA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada