Thursday 16 August, 2018

DHEGAYSO-Madaxweyne Gaas oo Diray Hambalyada Ciidda Si Gaar ahna Ula Hadlay Ciidanka Difaaca.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si rasmi ah u xaqiijiyey in maalinimada berri ay tahay maalinka la oogi doono salaada ciidul Fidriga kadib markii Muslimiintu ay soo soomanaayeen muddo 29 maalmood ah.

Madaxweynaha ayaa hambalyada ciidda u diray dhammaan umadda Islaamka ah, shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan reer Puntland oo uu u rajeeyey inay sanadka sanadkiisa kale barwaaqo iyo bashbash ku gaaraan.

RIIX HALKAAN SI AAD U DHEGAYSATO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: