DHEGAYSO-Puntland oo War Ka Soo Saartay Munaasabada Ciidda, Cidda Ku Dhawaaqaysa iyo Xilliga La Ciidayo.

Wasiirka wasaaradda caddaaladda dowlada Puntladn Saalax Xabiib Jaamac oo lahadlayey warbaahinta ayaa ka hadlay xilliga laga ciidayo Puntland, cidda shaacinaysa, waxyaabaha mamnooca ah iyo arrimo kale oo xasaasi ah.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: