Friday 19 October, 2018

DHEGAYSO-Puntland,”Culimadu Waa Taqaan Muuse Gurigiisa Markuu Tagaan La Hadlaynaa”

Dowladda Puntland ayaa ganafka ku dhufatay dhexdhexaadin iyo wadahadalo nabadeed oo ay wadaan culimada Puntland iyo Soomaaliland si loo soo afmeero xiisadda labada dhinac.

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo warbaahinta qaar kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay culimada Soomaaliland ay yaqaanaan xuduudka Soomaaliland iyo guriga Muuse Biixi wadahadalka kahorna ay geeyaan gurigiisa.

RIIX HALKAN CODKA SI AAD U MAQASHO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

2 Responses to "DHEGAYSO-Puntland,”Culimadu Waa Taqaan Muuse Gurigiisa Markuu Tagaan La Hadlaynaa”"

  1. Cirsan says:

    Puntland, Others States, FG must stop Ethiopian plans in the region,

    Somali states to build strong marine Forces which can stop Ethiopia illegal interference and ambitions in the region the Horn .

    Ethiopia is doing and making believe of their lies , Ethiopia has resolve occupied Lands from Somalia and respect borders with its neighborhood states.

    Ethiopia has False ambition of making itself as a strong nation.

    We that Ethiopia will resolve soon like Somalia into small states looking after their own people, this is the future for Ethiopian.

    Ethiopia is now creating fear , and nations like Somalia have to work hard to build strong Marine Forces to prevents Ethiopian Terrorist entering their Water.

    It is not in the interest of Nations like Somalia to allow Ethiopian claims by any means.

    In long term , and future Somalia has to become completely free from any kind of Ethiopian Influence, or existence in its country Sea and Land.
    Ethiopia Obtained Billions of US Dollars using their lies and false claims.

  2. Cirsan says:

    Ethiopia waxay dhisan OK tabo baran ciidan badeed oo lixaad leg,
    Sanad kasta waxaa ay tabo barin 1000 qof OK ciifan barred.

    Khatar xoogan oo kusoo wajahan:

    Somalia
    Amniga badda
    Kaluunka badda Somalia
    Dalalka khaliijka amnigooda badda

    Awood at Ku yeedhaan badda Somalia
    Dalalka Carabta
    Mustaqbalka oo ay khatar , colaad, tuugo, been, xattoyo
    Dilal, dhiig galiyaan dhulka.
    Maxaa LA gudboon Somalia:
    Inay ka saarto all Ethiopian from Somalia
    Xuduuda badda iyo biriga inay ka xirto Ethiopia
    In ciidan Barred oo Xoogan Somalia Si degdega u Dhisato.
    In dalalka khaliijka ay arintaan qayb ka yihiin
    Ethiopia tuugo iyo qalalaaso amni ayey soon wadaa oo danteeda oo kaliya usoo wadaa.
    Mustaqbalka somalia khataro badan ayaa kaga soo wajan Ethiopia

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: