Friday 22 June, 2018

DHEGAYSO WARAYSI-Wararkii Ugu Dambeeyey ee Laascaanood iyo Goob Jooge Suuqa Jooga oo Ka Hadlaya.

Dhaqdhaqaaqyo iyo kacdoon shacab ayaa waxaa laga dareemayaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kadib iska hor-imaad dhexmaray ciidanka Soomaaliland iyo dad shacab ah oo halkaasi kunool.

Mid kamid ah dadka kunool magaalada Laascaanood oo lahadlay warbaahinta Radio Garoowe ayaa ka warbixiyey wararkii ugu dambeeyey ee kacdoonka ka socda magaalada Laascaanood, khasaaraha dagaalkii saaka iyo xiisadda hadda taagan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO WARAYSIGA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada