Thursday 21 June, 2018

WAR DEG DEG AH-Warbaahinta oo Goor Dhoweyd Laysugu Yeeray iyo Puntland oo Ku Dhawaaqaysa.

Warbaahinta ka howlgasha magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa goor dhoweyd looga yeeray xarunta warbaahinta dowladda oo shir jaraa’id lagu qabanayo.

Xarunta warbaahinta afka dowaldda ku hadasha ayaa lafilayaa inay shir jaraa’id ku qabtaan xubno katirsan gudiga difaaca ee Puntland oo ka hadlaya xaaladda magaalada Laascaanood.

Gudiga ayaa lafilayaa inay ka hadlaan falkii saaka Soomaaliland ay dadka shacabka ah ugu laysay Laascaanood iyo tallaabadii ay ku diidey in dhaawacyada loo qaado magaalada Garoowe.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada