Friday 19 October, 2018

WAR DEG DEG-Soomaaliland oo Tukaraq Ka Celisey Dhaawacyo Laga Keenay Laascaanood oo Garoowe Ku Soo Wajahnaa.

War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidanka Soomaaliland ay hor joog sadeen dhaawacyadii laga keenay magaalada Laascaanood.

Ciidanka Soomaaliland ayaa hor joogsaday dhaawaca labo kamid ah haweenka magaalada Laascaanood kadib markii ay ka warheleen in loo wado magaalada Garoowe.

Isbitalka weyn ee magaalada Garoowe oo laga dhowrayey dhaawacyadaani ayaa lagu wargeliyey in dib loo celiyey ayna Soomaaliland diidey inay soo gudbaan dadkaasi dhaawaca ah.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: