Thursday 21 June, 2018

XOG-Madaxweyne Gaas oo Kulan Xasaasi ah Laleh Golaha Wasiirada Maxaa Looga Hadlayaa?

Wararka aanu ka helayno magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa sheegaya in madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu shir gudoominayo shir ay leeyihiin golaha wasiirada Puntland.

Shirkaan xasaasiga ah ayaa wararku sheegayaan in diiradda lagu saarayo xaaladda guud ee ammaanka Puntland, dagaalka lagu xoraynayo gobolka Sool, u diyaar garawga munaasabadda ciidul fidriga iyo shaqooyinka kale ee xukuumadda.

HALKAAN KALA SOCO WIXII SOO KORDHA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada