Tuesday 16 October, 2018

DHEGAYSO-Hooyada Dhashay Hogaamiyaha Boko Haram oo Farriin Lama Filaan ah u Dirtay Wiilkeeda.

Falmata Abuubakar  oo ah hooyada dhashay ninka ah hoggaamiyaha kooxda Boko Xaraam Abubakar Shekau ayaa markii ugu horaysay ka hadashay xaaladda wiilkeedu ku sugan yahay, haddii uu noolyahay, dhibaatooyinka uu shacabka ku hayo iyadoona u soo dirtay farriin lama filaan ah.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: