Tuesday 18 September, 2018

TOOS U DAAWO-Munaasabadda Furitaanka Kal-fadhiga 41aad ee Barlaamanka Puntland.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu si rasmi ah u furayaa kal-fadhigii 41aad ee barlamaanka Puntland, iyadoona ay goob joog yihiin gudoonka barlamaanka, xildhibaano, golaha xukuumadda, ururada bulshada rayidka ah, ajaaniib iyo marti sharaf kale.

DAAWO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: