Tuesday 18 September, 2018

FAAQIDAAD (DAAWO)-Rabitaanka Puntland iyo Somaliland iyo DFS oo ay Sool Ka Haysato 2 Daran Mid Dooro.

Xiisadaha u dhexeeya Soomaaliland ee ka aloosan gobolka Sool ayaa sii kordhaya waxaana labada dhinac u muuqdaan kuwa aan ka baaqsan doonin dagaal dhex mara marka loo eego xaaladda taagan.

Waxaa guud ahaanba guul daraystay wadahadaladii ay wadeen qaramada midoobey, urur goboleedka IGAD, DFS iyo dowladda wadanka Itoobiya oo doonayey inay xabad joojin iyo heshiis hordhac ah kala dhex dhigaan labada dhinac.

Labada dhinac ayaa ku hardamaaya gacan ku haynta guud ahaan gobolka Sool, waxaana madaxda dowladda Puntland sheegeen inaysan wadahadal aqbali doonin inta ciidanka Soomaaliland joogaan xuduudaha Puntland.

DAAWO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: