Sunday 22 July, 2018

DAAWO-Beesha Samaroon oo Eedayn u Jeedisey Pro Axmed Ismaaciil Sheegtayna Inuu Hurinayo Colaadda Tukaraq Uusanna Matalin.

Qaar kamid ah waxgaradka iyo dhalinyarada beesha Samaroon ayaa siweyn u dhaleeceeyey booqashadii Axmed Ismaaciil Samatar ee Tukaraq, waxaana ay sheegeen inuu qayb ka qaadanayo hurinta colaadda u dhexaysa Puntland iyo Soomaaliland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Pro Axmed Ismaaciil Samatar oo ka soo kicitimay magaalada Hargaysa ayaa dhowaan booqday furimaha dagaalka isagoona saraakiisha ciidamada Soomaaliland soo siiyey sida la sheegay xiisado muhiim ah oo ku aadan dagaalada kadhanka ah Puntland.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada