Wednesday 19 September, 2018

DAAWO-Isimadii Gobolada SSC oo Ku Dhawaaqay Qorshe Ka Nixiyey Muuse Biixi.

Qaar kamid ah Isimada dhaqanka ee Gobolada SSC oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay Xiisada dagaal ee Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, Una dhaxaysa Puntland iyo Somaliland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

“Shir la qaban doono ma jiro, inta ka horaysa xoraynta magaalada Laascaanood oo Somaliland laga saarayo “. Ayuu yidhi Garaad saleebaan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: