Tuesday 18 September, 2018

DAAWO-Wafti Ka Socda Dowladda Soomaaliya oo Gaarey Saaxil iyo Barlamaanka Somaliland oo Qayliyey.

Barlamaanka Somaliland ayaa sheegay in magaalada Hargeysa ay qarka u saaran tahay in laga taago Calanka dalka Soomaaliya, iyagoona shaaciyey in madax ka socota dowladda federaalka Somalia ay ku sugan yihiin gudaha magaalada Hargeysa kuwaas oo wata qorshayaal kala duwan.

DAAWO MUUQAAL

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: