Wednesday 19 September, 2018

DAAWO-Beesha Cilmi Naaleeye (Dhulbahante) oo Ciidankii Ugu Badnaa Soo Dhoobtay Tukaraq Una Hanjabtay Somaliland.

Beesha Cilmi Naalaye oo kamid ah Beelaha Dhulbahante ayaa deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa deegaanka Tukaraq soo dhoobtay boqolaal ciidan ah oo ay ka soo dhaqaajisay deegaamada Ari-caddeeye iyo duleedka Laascaanood.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Saraakiisha ciidanka hogaaminaysa ayaa sheegay inay diyaar u yihiin dagaalka kadhanka ah Soomaaliland inay qayb ka noqdaan kuna biiraan ciidanka difaaca ee dowladda Puntland, waxaana khudbad u jeediyey madax ka socota Puntland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: