Sunday 22 July, 2018

DAAWO-Ciidankii Ugu Badnaa iyo Gaadiid Dagaal oo Gaarey Tukaraq Kuna Biiray Puntland.

Wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil katirsan gudiga difaaca dowladda Puntland ayaa lagu soo waramayaa inay saacadihii ugu dambeeyey furimaha dagaalka ee Tukaraq ku soo dhoweeyey cutubyo katirsan ciidanka difaaca Puntland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO CIIDAMADA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada