Wednesday 19 September, 2018

DHEGAYSI XASAASI AH-Madaxweyne Ku-xigeenka oo Gaarey Furimaha Kuna Dhawaaqay in Ciidanka Lakala Qaadayo.

Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Soomaaliland Mudane Cabdiraxmaan Saylici oo gaarey furimaha hore ee dagaalka ayaa waxa uu kulamo la qaatay saraakiisha ciidanka iyo waxgaradka deeegaanka.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Mudane Cabdiraxmaan Saylici ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in ciidankii dagaalamay lakala qaadi doono isla markaana ay rajaynayaan inay baajiyaan dhiig dambe oo kudaata gobolada Sool iyo Sanaag.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: