Wednesday 19 September, 2018

VIDEO-Puntland oo Soo Bandhigtay Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyey ee Tukaraq iyo Dhimashada Taliyihii Taleex.

Taliska ciidanka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyey dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ka dhaca furimaha dagaalka iyo dhacdo ay ku dhinteen saraakiil katirsan Soomaaliland kuwa kalena ku dhaawacmeen oo kutaal inta u dhexaysa Tukaraq iyo Taleex.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay weerar ku qaadeen saraakiil iyo masuuliyiin katirsan Soomaaliland oo ka soo kicitimay Laascaanood kuna sii jeedey Taleex, waxaase Puntland shaacisay inaysan waxba kajirin arrinkaasi uuna gaarigu la dhacay raggii ku dhaawacmay.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: