Sunday 22 July, 2018

DAAWO-Puntland Ku Dhawaaqday in Lagu Soo Duulay Aysana Wadahadal Gelayn Dagaalna Ku Dhawaaqday.

Dowladda Puntland ayaa markale waxa ay si rasmi ah ugu celisey inaysan gardaraysan Soomaaliland laguna soo xad gudbey xuduudeheeda iyo shacabkeeda kunool gobolka Sool.

Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in Puntland duulaan qaawan oo gardarro ah lagu soo qaaday isla markaana aysan gorgortan iyo wadahadal lageli doonin cidda ku soo duushey.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Mudane Axmed Cabdullaahi Yuusuf dowlad ayaa sheegay in dowladda Puntland ay xorayn doonto gobolka Sool haddana uu gabagabo marayo diyaar garawga dagaalka xoraynyo.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada