Sunday 22 July, 2018

DEG DEG (AKHRISO)-Shirkii Golaha Wasiirada oo Goor Dhoweyd War Laga Soo Saaray iyo Ciidanka Difaaca oo Lagu Amray Inay Waajibkooda Gutaan.

Shirkii golaha wasiirada Puntland oo ahaa mid xasaasi ah soconayeyna muddo dheer ayaa waxaa goor dhoweyd laga soo saaray qodobo xasaasi ah oo quseeya xaaladda Puntland.

HALKAAN RIIX SI AAD U AKHRISATO WARSAXAAFAD

Shirka ayaa waxaa looga hadlay xaaladda gobolka Sool iyo daandaansiga Soomaaliland waxaana goluhu ku amray ciidamada ammaanka iyo difaaca inay waajibaadkooda xoraynta gutaan.

HALKAAN RIIX SI AAD U AKHRISATO WARSAXAAFAD

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada