Wednesday 19 September, 2018

DEG DEG (DAAWO)-Nabadoonada Gobolka Nugaal oo u Digey Madaxweyne Gaas iyo Waftiga Somaliland,”Jeegaan Kaliya Xabad Ayaa Naga Dhexaysa”.

Xilli ay soo baxayaan in Garoowe ay soo gaareen wafuud ka socda Soomaaliland ayaa waxaa arrimahaasi ka hadlay nabadoonada gobolka Nugaal ee Puntland.

Afhayeenka nabadoonada gobolka Nugaal oo goor dhoweyd lahadlay warbaahinta ayaa sheegay Puntland aysan wax wadahadal ah lageli doonin beelo uu sheegay inay Jeegaanta ku midoobeen.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWTO SHIRKA JARAA’ID

Afhayeenka ayaa waxa uu xusay in Puntland aysan wax wadahadal ah lageli doonin Soomaaliland inta ciidankeedu joogaan meel ka sokaysa LEBIDA GAATAMA, isagoona uga digey madaxda Puntland inay la hadlaan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWTO SHIRKA JARAA’ID

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: