Wednesday 19 September, 2018

DEG DEG (DHEGAYSO)-Ciidanka Daraawiishta oo Saaka Weerar Culus Qaaday iyo Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay.

Wararkii ugu dambeeyey ee ku soo dhacaya warqabadka warbaahinta Puntlandnews ayaa sheegaya in saaka ciidamada Daraawiishtu ay qaadeen dagaal xoogan oo ay ku dileen saraakiil dhowr ah sidoo kalena ay ku qabteen dhowr askari.   HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

One Response to "DEG DEG (DHEGAYSO)-Ciidanka Daraawiishta oo Saaka Weerar Culus Qaaday iyo Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay."

  1. Samawase says:

    Asc .dadka ka gada war iyo cinwaankiisa is leh.waxa aad dharka ka dhigteen sharafta mihnada saxaafada.
    Waa xasuusataan .kalmada xishood la yiraahdo.

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: