Tuesday 18 September, 2018

DHEGAYSI XASAASI AH-Deegaamo Taleex Hoosyimaada oo Dhurwaa Looga Kala Cararay iyo Hub Urursi Ka Socda.

Wararka aanu ka helayno gobolka Sool gaar ahaan degmada Taleex iyo deegamada hoosyimaad ayaa sheegaya in shacabka reer guuraaga ah ee kunool deegaamadaasi ay soo food saartay cabsi xoogan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Dadka reer guuraaga ah ayaa bilaabay inay ka cararaan deegaamada qaar iyagoo ka cabsi qaba xayawaanka Waraabaha (DHURWAA) oo bilaabay inuusan isku doorsan dadka iyo duunyada intaba.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: