Sunday 22 July, 2018

DHEGAYSO-Odayaasha Mudug oo War Lama Filaan ah Ka Soo Saaray Dagaalka Tukaraq iyo Booqashadii Pro Samatar.

Odayaasha, cuqaasha iyo nabadoonada gobolka Mudug oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa si kulul uga hadlay dagaalada ka soo cusboonaaday gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Tukaraq iyo booqashadii ay halkaasi ku tageen wafti uu hogaaminayo Pro Axmed Ismaaciil Samatar.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Odayaasha ayaa si kulul uga hadlay xilli ay soo baxayeen warar sheegaya in beelaha degan gobolka Mudug aysan dagaalka Sool ku qanacsanayn haseyeeshee waxaa halkaani caddayn u yahay diidmada xagal daacada siyaasiyiinta mucaaradka ah.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada