Sunday 22 July, 2018

WAR DEG DEG AH-Hugunka Rasaasta Fudud oo Goor Dhoweyd Laga Maqlay Tukaraq iyo Warar Sheegaya

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya furimaha dagaalka Tukaraq ayaa sheegaya in halakasi caawa laga maqlay dhawaqa hubka fudud iyo rasaas goos goos ah.

Warar hoose ayaa sheegaya in rasaastaasi ay ka dhacaysay fariisimada ay koonfurta Tukaraq ku leeyihiin ciidamada Soomaaliladn inkastoo aysan jirin warar madax banaan oo laga heli karo.

LA SOCO WIXII KA SOO KORDHA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada