Wednesday 19 September, 2018

VIDEO-Madaxweynaha Galmudug oo Si Kulul Ugu Digey Muuse Biixi Uguna Baaqay Inuu Ciidankiisa Kala Boxo Sool.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si kulul uga hadlay dagaaladii ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay weli isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Axmed Ducaale Geelle Xaaf, madaxweynaha Galmudug ayaa waxa uu sheegay in xiisadda dagaal ee ka taagan deegaanka Tukaraq uu masuul kayahay Muuse Biixi Cabdi oo weerar ku soo qaaday deegaankaasi loogana baahan yahay inuu ciidamadiisa kala boxo deegaankaasi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: