Wednesday 19 September, 2018

DAAWO-Madaxweyne Gaas oo Ka Hadlaya Xoraynta Gobolka Sool iyo Qorshaha Puntland Farriina u Diray Muuse Biixi.

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu si kulul uga hadlay xaaladda gobolka Sool, dhibaatada ay shacabka ku hayaan ciidanka Soomaaliland iyo arrimo kale.

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, madaxweynaha Puntland ayaa waxa uu sheegay in dowladda Puntland ay dhaqso Soomaaliland uga xorayn doonto magaalada Laascaanood iyo guud ahaan gobolka Sool.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Gaas ayaa waxa uu digniin culus u diray madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: