Sunday 22 July, 2018

DEG DEG (DAAWO)-Puntland oo Ka Hadashay Weeraradii Xalay ee Laascaanood iyo Gaadiidkii Lagubey.

Puntland ayaa waxa ay ka hadashay fal habeenimadii xalay ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kadib markii rag hubaysani weerareen xarumo ay leeyihiin ciidanka Soomaaliland iyagoona gubey gaadiid dagaal.     HALKAAN KA DAAWO JAWAABTA PUNTLAND

HALKAAN KA DAAWO JAWAABTA PUNTLAND

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Halkaan Ku Qor Fikradaada

Fasax Fikradaada