Wednesday 19 September, 2018

WAR DEG DEG AH-Madaxweyne Gaas oo Hadda Garoowe Ka Dhoofay Kuna Dhawaaqay

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa hadda ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe isagoona ku sii jeeda magaalada Brussels oo uu kaga qaybgeli doono shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.

Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lahadlayey warbaahinta ka hor inta uusan dhoofin ayaa sheegaay inuu Belgiumka kaga qaybgeli doono shirkaasi looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.

GOOR DHOW FILO FAAHFAAHIN

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: