Friday 19 October, 2018

DHEGAYSO-Heshiis Lagaarey oo Lafuliynayo iyo Kumanaan Askar oo Ka Baxay Furimaha Dagaalka+Ciidamo Dagaal Ku Dhawaaqay.

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno furimaha dagaalka ayaa sheegaya in ciidamo ku dhow labo kun oo askari kuna hubaysan gaadiidka dagaalka ay ka bexeen furimaha dagaalka ayna guud ahaanba gobolka ka bexeen, walow aysan dowladdu weli ka hadlin.

Wararka qaar ayaa sheegaya in bixitaanka ciidankaani uu yahay mid qayb ka ah heshiisyo la gaarey oo aan qaarkood shacabka loo soo bandhigin walow ciidamada qaar ka biyo diideen inay fuliyaan kuna adkaysteen inay dagaalamayaan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

 

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

3 Responses to "DHEGAYSO-Heshiis Lagaarey oo Lafuliynayo iyo Kumanaan Askar oo Ka Baxay Furimaha Dagaalka+Ciidamo Dagaal Ku Dhawaaqay."

  1. said yusuf says:

    scw asxaabta wabkaan ku xiran waan salaamayaa qaasatan mamulka puntlandnews waxaan farayaa wararka markay cinwaan u yelalayaan waa in asaysan ku joojin cidanka darawishta ayaa dagaal lagalay waa kuwama cidanka darawishtu lakiin hadad rabtaan halay soo boqdo taas waa laga ficanyahay waa talo ku socoya wabka

    • said yusuf says:

      scw saxibayaal bal daya mamulka wabka puntlandnews sxb ku qor cinwanka kumanaan cidanka suria ayaa furimaha ka baxay calafkaaga waad helaysaa teda kale wabka dadka ku xiran ha kala cayrin Tani waa talo scw

  2. said yusuf says:

    scw saxibayaal bal daya mamulka wabka puntlandnews sxb ku qor cinwanka kumanaan cidanka suria ayaa furimaha ka baxay calafkaaga waad helaysaa teda kale wabka dadka ku xiran ha kala cayrin Tani waa talo scw

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: