Friday 17 August, 2018

AKHRISO-Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland, Maxaase Laga Yiri Dagaalka Tukaraq.

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah xaalada amniga dalka, xeerka guddiga shaqaalaha rayidka, iyo Warbixino kale

AKHRISO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: